Nafooqooyinka Muhiim ka ah xilliga uurka
Xilliga uurka waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmahaba, waana xilli nafaqooyinka ay hooyadu u baahan tahay ay korodho, sidaas daradeed…
Xilliga uurka waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmahaba, waana xilli nafaqooyinka ay hooyadu u baahan tahay ay korodho, sidaas daradeed…
Waxaa maxay saxan ka isku dheeli tiran? Saxanka isku dheeli tiran waa saxan ka kooban noocyada kala duwan ee cuntooyinka, waana halbeeg…
Nafaqo darrada haddii hore loo sixi waayo ama hore loo daawayn waayo waxa ay saamaysaa guud ahaan jidhka, shaqooyinka xubnaha kala duwan…
Qandhada ama xumad waxa loo yaqaanaa marka heer kulka jidhka uu ka bato 100.4°F (38°C), waana hab jidhku iskaga difaaco xanuunada iyo…
Xilliga gabadha ay uur ka leedahay waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmaha labadaba, waa wakhti ay muhiim tahay ina ay…
Fuuqbaxa waxa uu yimaadaa marka uu dareeraha jidhka ka baxayaa uu ka bato dareeraha jidhka galaya, maadaama oo jidhkeena boqolkiiba lixdan uu…
Ababinta Caruurta – Ilmaha dhalashada ilaa 4 bilood inta uu ka gaadhayo caanaha uu naaska ka helayo ayaa ku filan kana heli…
Cadaadiska Dhiiga uu xididada ku dhex marayo marka uu si joogto ah uga sareeyo intii caadiga ahayd oo uuna gaadho 140/80 mmHg…
Kalluunka iyo guud ahaan cuntada baddu waxa weeyi cuntooyin qani ku ah nafaqooyin badan oo jidhku u baahan yahay, faaidooyinkaas waxa ka…
Cuntadu jidhkeena lagama maarmaan ayay u tahay oo halka aynu awooda ka helno weeyaan, laakiin marka aad cuntid in ka badan baahidaada…