Cuntooyinka Koriya Jidhka
Cuntooyinka jidhka koriinkiisa ka qayb qaataa aad ayay u badan yihiin, badankuna waa cuntooyinka nafaqada protienka la idhaa ay ku jirto. Protien…
Cuntooyinka jidhka koriinkiisa ka qayb qaataa aad ayay u badan yihiin, badankuna waa cuntooyinka nafaqada protienka la idhaa ay ku jirto. Protien…
Xilliga hooyadu uurka leedahay waa wakhti aad u xasaasi ah, lagaagana baahan yahay taxadir iyo daryeel badan, talooyinkan hoos ku qoran waxa…
Hoos waxa ku qoran 10 shay oo sababa burburka iyo caafimaad darrada ilkaha : 1. Sonkorta Sonkortu waxa ay cunto u tahay…
Talooyinkan hoos ku qoran waxa ay ka caawin karaan ilmahaaaga ina uu seexdo hurdo caafimaad qabta, oo raaxo leh : 1. Usamee…
Waa maxay shuban? Shuban waa saxaro jilicsan oo dhawr jeer maalintii ilmahu dhigayo ( 3 jeer iyo wax ka badan) taas oo…
Waa maxay cunto isku dheeli Tiran? Cunto isku dheeli tiran waa sixni cuntada ku jirtaa ay ka kooban tahay cuntooyin iyo nafaqooyin…
Cuntooyinkan hoos ku qoran dhamaantood waa cuntooyin taxadar badan u baahan inta aynaan caruurta siinin, qaar kamid ahi saamayno khatara ayay keeni…
Soonku waxa uu ka mid yahay rukunada diinteena, cilmiga science kuna sannadadan dambe waxa aad moodaa ina uu faaidooyin badan oo u…
Daryeelka jidhku qayb wayn ayuu ka yahay quruxdaada, jidh dhalaalaya, jilicsan oo laga dul subkado daryeel joogta ah ayuu u baahan yahay…
Waxa jira waxyaalo badan oo sababa calool istaaga sida cuno xumada,xanuuno, dawooyinka qaar iyo jimicsi la’aan, waxaana muhiim ina aynu ka taxadirno…