Nafaqo Darrada – Khataraha Iman Kara Haddi la Dawayn Waayo.
Nafaqo darrada haddii hore loo sixi waayo ama hore loo daawayn waayo waxa ay saamaysaa guud ahaan jidhka, shaqooyinka xubnaha kala duwan…
Nafaqo darrada haddii hore loo sixi waayo ama hore loo daawayn waayo waxa ay saamaysaa guud ahaan jidhka, shaqooyinka xubnaha kala duwan…
Qandhada ama xumad waxa loo yaqaanaa marka heer kulka jidhka uu ka bato 100.4°F (38°C), waana hab jidhku iskaga difaaco xanuunada iyo…
Xilliga gabadha ay uur ka leedahay waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmaha labadaba, waa wakhti ay muhiim tahay ina ay…
Fuuqbaxa waxa uu yimaadaa marka uu dareeraha jidhka ka baxayaa uu ka bato dareeraha jidhka galaya, maadaama oo jidhkeena boqolkiiba lixdan uu…
Gooriyaanka waa maxay? Gooriyaanka waa nooc dulinka ka mida oo ku dhex nool noole kale. Martigaliyaha gooriyaanku uu dhex noolyahay waxa uu…
Ababinta Caruurta – Ilmaha dhalashada ilaa 4 bilood inta uu ka gaadhayo caanaha uu naaska ka helayo ayaa ku filan kana heli…
Cadaadiska Dhiiga uu xididada ku dhex marayo marka uu si joogto ah uga sareeyo intii caadiga ahayd oo uuna gaadho 140/80 mmHg…
Cuntadu jidhkeena lagama maarmaan ayay u tahay oo halka aynu awooda ka helno weeyaan, laakiin marka aad cuntid in ka badan baahidaada…
Waxa jira waxyaalo badan oo sababa calool istaaga sida cuno xumada,xanuuno, dawooyinka qaar iyo jimicsi la’aan, waxaana muhiim ina aynu ka taxadirno…
Jidhku waxa jira xad nafaqo ah oo u u baahan yahay si uu u shaqeeyo,hadaba haddi ay nafaqada aad qaadanaysid ka yaraato…