Nafaqo Darrada – Khataraha Iman Kara Haddi la Dawayn Waayo.
Nafaqo darrada haddii hore loo sixi waayo ama hore loo daawayn waayo waxa ay saamaysaa guud ahaan jidhka, shaqooyinka xubnaha…
Nafaqo darrada haddii hore loo sixi waayo ama hore loo daawayn waayo waxa ay saamaysaa guud ahaan jidhka, shaqooyinka xubnaha…
Qandhada ama xumad waxa loo yaqaanaa marka heer kulka jidhka uu ka bato 100.4°F (38°C), waana hab jidhku iskaga difaaco…
Xilliga gabadha ay uur ka leedahay waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmaha labadaba, waa wakhti ay muhiim tahay…
Fuuqbaxa waxa uu yimaadaa marka uu dareeraha jidhka ka baxayaa uu ka bato dareeraha jidhka galaya, maadaama oo jidhkeena boqolkiiba…
Gooriyaanka waa maxay? Gooriyaanka waa nooc dulinka ka mida oo ku dhex nool noole kale. Martigaliyaha gooriyaanku uu dhex noolyahay…
Ababinta Caruurta – Ilmaha dhalashada ilaa 4 bilood inta uu ka gaadhayo caanaha uu naaska ka helayo ayaa ku filan…
Cadaadiska Dhiiga uu xididada ku dhex marayo marka uu si joogto ah uga sareeyo intii caadiga ahayd oo uuna gaadho…
Cuntadu jidhkeena lagama maarmaan ayay u tahay oo halka aynu awooda ka helno weeyaan, laakiin marka aad cuntid in ka…
Waxa jira waxyaalo badan oo sababa calool istaaga sida cuno xumada,xanuuno, dawooyinka qaar iyo jimicsi la’aan, waxaana muhiim ina aynu…
Jidhku waxa jira xad nafaqo ah oo u u baahan yahay si uu u shaqeeyo,hadaba haddi ay nafaqada aad qaadanaysid…