Faaidooyinka Cajiibka ah ee Iron ta
Iron ta waa macdan faaidooyin badan jidhka leh, yaraanshaha irontu waxa ay sababtaa mashaakil badan sida wareega dhiiga oo khalkhala, jidhka oo…
Iron ta waa macdan faaidooyin badan jidhka leh, yaraanshaha irontu waxa ay sababtaa mashaakil badan sida wareega dhiiga oo khalkhala, jidhka oo…
Daadashada timaha waa mushkilad haysata dad badan, sababtana timaha ina ay khafiifaan, yaraadaan, iyo ina ay dib u durkaan. Haddaba, inta xal…
Cananaas ka waa khudaar qani ku ah nafaqooyin badan sida vitamin c, vitamin b iyo potassium, jidhkana waxa faaidooyin badan ayuu u…
Xilliga uurka waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmahaba, waana xilli nafaqooyinka ay hooyadu u baahan tahay ay korodho, sidaas daradeed…
Waxaa maxay saxan ka isku dheeli tiran? Saxanka isku dheeli tiran waa saxan ka kooban noocyada kala duwan ee cuntooyinka, waana halbeeg…
Liin qarbooshta waxa ay qani ku tahay macdano iyo fitamino badan oo ay ka mid tahay potassium, calcium iyo fitamin C kuwaas…
Nafaqo darrada haddii hore loo sixi waayo ama hore loo daawayn waayo waxa ay saamaysaa guud ahaan jidhka, shaqooyinka xubnaha kala duwan…
Xilliga gabadha ay uur ka leedahay waa wakhti xasaasi u ah hooyada iyo ilmaha labadaba, waa wakhti ay muhiim tahay ina ay…
Fuuqbaxa waxa uu yimaadaa marka uu dareeraha jidhka ka baxayaa uu ka bato dareeraha jidhka galaya, maadaama oo jidhkeena boqolkiiba lixdan uu…
Gooriyaanka waa maxay? Gooriyaanka waa nooc dulinka ka mida oo ku dhex nool noole kale. Martigaliyaha gooriyaanku uu dhex noolyahay waxa uu…