Ku Saabsan

Siha Academy waa madal caafimaad oo loogu talagalay ina lagaga hadlo mawduucyada caafimaadka, iyo nafaqada la xidhiidha.

Waxa aan aaminsanahay ina aasaaska nolol caafimaad qabtaa ay tahay aqoon iyo garasho, sidaas daraadeed waxa aan isku daynaa ina aan mawduucyada caafimaadka,nafaqada iyo horumarinta nafta uga hadalno si fudud oo la fahmi karo.

Siha academy waxa la aasaasay sanadkii 2017, bahwaynta siha na waxa ka tirsan in ka badan 80,000 oo qof.